Boggii wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ee khariidadda muranka dhalisay shaaciyay oo hawada laga saaray

Iyadoo uu taagnaa muranka khariidadii Afrika ee Soomaaliya loogu daray Itoobiya ayaa waxaa maanta hawada laga saaray bogga wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ee sawirka khariidaddaas lagu daabacay. Lama oga sababta website-kan hawada looga saaray inay la xiriirto khaladkii lagu tilmaamay inuu meel ka dhac ku ahaa Soomaaliya iyo dalal kale, kaasoo ay ka cudur daaratay dowladda Itoobiya. Maalmihii lasoo dhaafay waxaa baraha bulshada ee Soomaalida ka taagneyd xiisad ka dhalatay sawirka khariidadda oo siyaabo badan…

"Boggii wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ee khariidadda muranka dhalisay shaaciyay oo hawada laga saaray"

“Kenya muranka Soomaaliya kala dhaxeeya waxba nagama galin laakiin annaga yeysan nagu xadgudbin”

Marka uu khilaaf dhex maro Kenya iyo Soomaaliya, waxaa la sheegaa inay dhibaato soo gaarto dadka Soomaalida ah ee ku dhaqan Kenya. Soomaalida ku sugan Kenya waxaa ka mid ah kuwo ka tirsan Jamhuuriyadda Kenya oo daggan dhinaca Waqooyi bari ee dalka Kenya, iyagoo meelo kalena uga sugan. Dadkaas oo ku dhaqan dhulkii uu gumeysiga raaciyay Kenya ayaa horay dhibaato ku saabsan khilaafka labada dal uga cawday, waxaana ka mid ah tacaddiyo dhacay sannadihii 1980-meeyadii.…

"“Kenya muranka Soomaaliya kala dhaxeeya waxba nagama galin laakiin annaga yeysan nagu xadgudbin”"

Zak Idan – City of Tukwila. Wax Qabad Muuqda Sameeyey.

Zak Idan – City of Tukwila. Wax Qabad Muuqda Sameeyey. Zak oo ah Somaligii Ugu Horeeyay ee Jago loo doorto ayaa wax qabadkiisii ugu horeeyay soo bandhigay. Markii uu ku guulaystay in projectiyo aad muhiim u ah bulshada Somalida iyo MUsliiminta oo ku saabsan safetiga iyo isku socodka bulshada misaajidka Abubakar ee ku yaala Tukwila.

"Zak Idan – City of Tukwila. Wax Qabad Muuqda Sameeyey."

Soomaaliga Trump ka mamnuucay magaaladiisa oo haddana aad u dalacay

Ka dib toddobaadyo olola doorashada Yurub ah ayaa inta badan siyaasiyiinta waxay qaateen nasiino ka dib markii doorashada la soo gabagabeeyay. Balse Maajid Maajid oo 29 jir qaxooti soomaliya ah, wuxuu sii waday kulamada uu bulshada la yeelanayo. Wuxuuna ugu dambeyn ku guuleystay inuu xubin ka noqdo baarlamaanka midowga Yurub. Waxay arrintan ahayd taariikh cusub oo uu mar kale dhigay. Waxa uu markii hore noqday Soomaaligii ugu horreeyay ee duq magaalo ka noqda Sheffield. Lahaanshaha…

"Soomaaliga Trump ka mamnuucay magaaladiisa oo haddana aad u dalacay"