Boqorka ka carooday ammaan xad dhaaf ah oo loo jeediyey

Boqorka Sacuudiga Boqorl Salmaan Bin Cabdulcasiis ayaa amray in shaqada laga eryo qoraa wargeys oo xamaasad badan, ka dib markii uu Boqorka barbardhigay ALLE, sida ay shaacisay saxaafadda Sacuudigu. Boqor Salmaan ayaa badiyaa ka helayey qorayaasha saxaafadda gudaha ammaan heer dhaqan ilaa xukun tan iyo markii 81 jirka uu talada Boqortooyada qabtay sanadkii 2015. Laakiin Ramadaan Al-Anzi oo qoraa ka ah wargeyska al-Jazirah newspaper ayaa ku tilmaamay Boqorka Salmaan “Haliim” ama “Naxariis badane” iyo”Shadeed al-Eqab”…

"Boqorka ka carooday ammaan xad dhaaf ah oo loo jeediyey"

Faah-faahinta Dabka Ka Kacay Dabaq Ku Yaalla London

London: Murugo ayaa isu badashay caro dalka Ingiriiska, xilli kooxaha dabdamiska ay wali la tacaalayaan dab xoog leh oo Arbacadi ka kacay dabaq weyn oo ay ku noolaayeen boqollaal ruux, galbeedka magaalada London. Waxaa soo baxaya su,aalooyin ay wajahayaan hogaamiyaasha kuwaas oo ku aadan suurtagalnimada xadgudub lagu sameeyey badbaadada dabka. Booliska ayaa sheegay in ay dhinteen ugu yaraan 12 ruux, sidoo kalana laga cabsi qabo in tirada dhimashada ay sii korodho. Shaqaalaha dabdamiska ayaa qol…

"Faah-faahinta Dabka Ka Kacay Dabaq Ku Yaalla London"

Warkii Maanta: Maqaayado Ku Yaal Muqdisho oo Caawa La Weeraray

Muqdisho:  Maqaayado Ku Yaal Muqdisho oo Caawa La Weeraray. Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in weli rasaas laga maqlayo maqaayado ku yaalla degmada Hodan oo ay weerareen maleeshyada ururka Al-Shabab. Ugu yaraan toddoba qof ayaaa ku dhimatay 24 kalena waa ay ku dhaawacmeen weerarkaasi oo ay Al-Shabab u adeegsadeen babuur uu saarnaa qof ismiidaamiye ah oo lagu dhuftay meel u dhaxaysa labada maqaayadood. Sidoo kale waxa la sheegay in muddo kadib ay dablay…

"Warkii Maanta: Maqaayado Ku Yaal Muqdisho oo Caawa La Weeraray"