Madaxweyne doonaya in uu saamaxaad isku fidiyo

Hadalkan madaxweynuhu wuxu ku soo beegmay iyadoo ay soo baxeen warar sheegaya in uu damacsanyahay inuu cafis madaxweyne u fidiyo xubnaha qoyskiisa, kaaliyeyaasha iyo qudhiisaba hadii baadhitaanka gaarka ah ee socdaa ku helo dambi ah inuu gacan saar qarsoodi ah la lahaa Ruushka intii lagu jiray ololihii doorashada. Af-hayeen u hadlay xisbiga Dimuqraadiga ah ayaa ku tilmaamay wararkaa soo baxay kuwo “walaac qoto dheer” abuuraya. Maamulka Maraykanka ayaa baadhaya suurtogalnimada ah in kooxdii ololaha Trump…

"Madaxweyne doonaya in uu saamaxaad isku fidiyo"