Somali Community Services of Seattle oo Tababar u samaysay Waalintiinta Somalida, Sidoo kale waxay qof walba gudoonsiisay laptop-yo cusub waalidiinta.Dhanka kale Somali Community waxay balan qaaday bulshada qofkii u baahan Lawyer bilshaah ah ka heli karaan xarunta Somali Community services of Seattle.

By Mohamed