Somali Community Services of Seattle Ayaa Maanta Afur u Sameesay Bulshada Sonalida ee Gobolkan Washington Bisha Ramadan. Dadkii Halkaa iskugu Yimid ayaa is weeradaasaday Sheekooyin. Markii Sheekooyinka Dhamaadeen Ayaa Waxaa Lagu soo gebo Gabeeyay Ducooyin.
#SomCommunityServicessOfSeattle.

By Mohamed