XAFLAD SI HEER SARE LOO SOO AGAASIMAY, OO LOOGU DABAAL DEGAYO DOORASHADA MADAXWAYNE HASSAN SHEEKH AYAA LAGU QABTAY SEATTLE WASHINGTON. DAD WAYNAHA REER SEATTLE AYAAN U KALA HADHIN XAFLADAN. HAMBALYO IYO DUCO HAWADA LOO MARIYAY MADAXWAYNAHA DAWLADA SOMALIYA, MUDANE HASSAN SHEEK.

Please follow and like us:

By Mohamed