Xukuumadda Itoobiya ay u ballanqaadday inay ku wareejinayso maxaabiis Soomaali ah oo 120 ka badan…

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in xukuumadda Itoobiya ay u ballanqaadday inay ku wareejinayso maxaabiis Soomaali ah oo 120 ka badan, kuwaasoo dalkeeda ku xirnaa, loona haystay dambiyo kala duwan.
Arrintaas waxaa BBC u xaqiijiyey mas’uuliyiinta safaaradda Soomaaliya ee magaalada Addis Ababa oo sii deynta maxaabiistan muddo ku hawlanaa.
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Addis Ababa Maxamed Cali Nuur ayaa uga warramay Faarax Lamaane oo Nairobi jooga hawsha ku saabsan sii deynta maxaabiistan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*