Shir ku Saabsan Doorashada Somalia oo ka Furmay Nairobi

dorashada
dorashada

Khubarro ka socota waddamada Carabta iyo kuwa Afrika iyo mas’uuliyiinta gudidga madaxa bannaan ee doorashada Soomaaliya ayaa maanta kulan uu uga furmay magaalada Nairobi.

Dorashadsa qof iyo cod ah oo la sugayey inay Soomaaliya ka dhacdo sanandkii lasoo dhaafay ayaa mar kale dawladdu ballanqaaday inay dhici doono 2020-ka.

Khubarada Soomaalida waxaa hoggaaminaysa Guddoomiyaha Guddida madaxabannaan ee dooarshada qaranka Soomaaliya Xaliimo Yareey.

Haddaba faahfaahinta shirkan ay leeyihiin khubaradan doorashooyinka waxaa warbixintan inooga doyaariyey Maxamed Cabdi Sandheere.
dorashada