Seattle: Casho sharaf loo sameeyay taliyaha Ciidanka-ka Puntland GEN. Abdulqadir Shire Farax Ereg ayaa si heer sare uga qabsoontay magaaladan. Qabanqaabiyaasha xaflad uu hogaaminayo Guudoomiyaha Jaaliyada Nuune Diiriye Dhagawayne ayaa ku soo dhoweyay Taliyaha. Talyaha ayaa sidoo kale uga mahadceliyay Jaaliyada sida ay uga qayb qaataan dib u dhiska wadanka iyo taakulaynta ciidanka.
DAAWO VIDEO HERE:  https://www.youtube.com/watch?v=oaiGEq0lfvg&feature=youtu.be
Ereg

https://www.youtube.com/watch?v=oaiGEq0lfvg

By Mohamed